Dagaalo ka dhacay duleedka degmada Afgooye & Al-Shabaab oo war ka soo saartay

Dagaal u dhaxeeyay Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo xoogaga Al-Shabaab ayaa ka dhacay saaka degaanada Sabiid & Caanoole oo 8km u jira degmada Afgooye ee Gobolka Sh/hoose. Wararka ayaa sheegaya in dagaalka uu ka dambeeyay kadib markii Al-Shabaab ay saaka aroortii hore weerareen Saldhigyada Ciidamada dowladda ee degaanada Sabiid & Caanoole. Sarkaal ka tirsan Ciidamada dowlada … Continue reading Dagaalo ka dhacay duleedka degmada Afgooye & Al-Shabaab oo war ka soo saartay